Nin xirnaa funaanad lagu qoray astaanta Somalia oo lagu xiray Somaliland (Sawirro)

Magaalada Gabiley ee maamulka Somaliland ayaa waxaa la soo sheegayaa in caawa lagu xiray Nin xirnaa funaanad ay ku qoran tahay Magaca iyo calanka Soomaaliya. Ciidanka nabad sugida Somaliland ayaa la sheegay iney qabteen, ka dibna u kaxeeyeen saldhiga magaalada inkastoo aan la ogeyn in la xiray iyo iney markii dambe iska sii daayeen. Ninka … Continue reading Nin xirnaa funaanad lagu qoray astaanta Somalia oo lagu xiray Somaliland (Sawirro)